Dad badan oo ku dhintay Qarax maanta ka dhacay Suuq Xoolaha lagu iibiyo

Qarax miino oo dhulka lagu aasay ayaa maanta ka dhacay Suuq xoolaha lagu iibiyo oo kuyaala deegaanka Goof-Gaduud Buureey oo ka tirsan Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Sida aan wararka ku helnay qaraxan ayaa lagu aasay goob mashquul badan oo katirsan Suuqa Xoolaha Goof-Gaduud oo maalmaha arbacada uu ka jiro mashquul badan laguna kala … Continue reading Dad badan oo ku dhintay Qarax maanta ka dhacay Suuq Xoolaha lagu iibiyo